berberatoday.com
Xisbiyada Wadani Iyo Ucid Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Mooshin Dhan Ah Asxaabta Oo Golaha Guurtidu Wadaan H
December 5, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Berberatoday.com)-Xisbiyada mucaaridka ah ee Wadani iyo Ucid Ayaa jawaab Adag ka bixiyay Mooshin golaha guurtidu Sheegeen in ay wadaan oo  asxaabta lagu qiimaynayo mudo xiloodkooda.

Masuuliyiinta Uhadlay xisbiyada Mucaaridka ayaa dhanka kale golaha guurtida ku eedeeyay in ay diidan yihiin guurtidu dhaliisha mucaaridka ee xukuumada Madaxwayne biixi.

Sidoo kale xisbiyada mucaaridka ayaa fariimo kala duwan Udiray wasiirka arimaha gudaha iyo komishana doorashooyinka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews