berberatoday.com
Saxafiga Soomaaliyeed Ee Naafada Ah, Kana Dhaga Adeegay Dhaqanka Soo Jireenka Ah
December 3, 2018 - Written by Berbera Today

Nigeria(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari ayaa beeniyay in uu geeriyooday isla markaana lagu beddalay nin kale oo u eg.

Buhaari oo ka hadlayay shir uu ka qayb-galay ayaa yidhi waan hubaa inaan aniga ahay waxaana dhawaan u dabbaal-degi doonaa sannad guuradii 76aad ee dhalashayda.

Bilihii u dambeeyay waxa dalka Nigeria ka jiray warar sheegaayay in Buhaari uu dhintay kadib muddo uu xanuunsanaa isla markaana lagu baddalay nin u eg oo Sudanese ah.

Cabdirisaaq ayaa dhibaatooyin badan la kulmi jiray xilliga uu dadka waraysiyada ka raadinayo, waxaana mar wax laga weydiiyay dhibaatooyinkas uu ku jawaabay “Baahida gaar ah dadka waxa ay u arkaan inay tahay tan muuqata, haddii uu qofka isku qufulo inuu leeyahay baahi gaar ah waxaa laga yaaba in qofkaas ay soo wajahdo niyad jab wayn, waxaan ahay qof baahi gaar ah leh laakiin ma dareensani waayo anigoo yar ayaan lixaad beelay waxaana u heelanahay inaan mar walba ka mid noqdo bulshada caadiga ah.

Dunida ayaa waxaa ku yar saxafiyiinta qaba baahiyaha gaarka ah, laakiin Cabdirisaaq isagu wuxuu ku qanacsantahay in isagoo naafo ah uu saxafi ahaan u shaqeeyo “marka aan telefishinka ka soo muuqdo isma qariyo muuqaalkeygana ma qariyo, baaskiilka ay dadka naafada ah ku socdaan ayaan shaqadayda ku qabsadaa”

“Shaqadan wax dhib ah oo ay igu hayso ma jiro, marka saxafinimada dadka waxa ay ku helaan magac iyo maamus waxaana jeclahay inaan shaqadaan aan ku jiro sii wado.”

.

Cabdirisaaq ayaa sheegay in markii uu diyaarinayay barnaamijkan saxafinimada ah uu la kulmay dad badan oo oran jiray “maxaad isku daalinaysaa” waxaad tahay qof baahi gaar ah qaba ?

“Qofka walba oo qaba baahi gaar ah haddii uu dadaalo wuu gaari karaa meeshii uu ku hamminayay”

 

Sources BBC-Somali.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews