Daawo Muuqalka”Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Eedeymo Kulul Mar Kale U Jeediyey Wasiir Guribarwaaqo
November 9, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiyada mucaaridka Somaliland ayaa waxaa ay mar kale si adag uga hadleen dacwad uu wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland ka gudbiyey telefishanada SAAB Iyo STAR waxaana ay sheegen in wasiirku uu wado ficilo lagu cabudhinaayo saxaafada