berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Qarax Xoogan Oo Iminka Ka Dhacay Magaalada Moqdisho
November 1, 2018 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-War goor dhoweyd naga soo gaadhaya magaalada Moqdisho waxaa ay sheegayan in qarax xooggan uu ka dhacay Wadada Maka almukarama ee magaalada Muqdisho.

 

Wararka horudhaca ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhashay gaadhi  la dhigay wadada, gaar ahaan inta udhaxeysa Isgoyska Dabka iyo Sayidka.

Qof goobjooge ah ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa gaadhi  lagu xidhay waxyaabaha qarxa oo ah nuuca Soomaalida u taqaano gaadhi  ( Qooqan Ama Xaajiyad )

Illaa iyo hadda si dhab looma oga khasaaraha ka dhashay qaraxa, 

Ciidamada ammaanka ayaa gaadhay goobta qaraxa ka dhacay, kuwaasoo xidhay wadada sida dad goobjoog ay sheegayaan.

Wadada Maka almukarama ayaa ah  wadada  ugu mashquulka badan ee magaalada Muqdisho, waxaa wadada adeegsada mas’uuliyiinta dowladda, saraakiisha iyo shacabka, waxaana wadadaas caan ku tahay ganacsiga

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews