berberatoday.com
Sonsaf Oo Baaq La Xidhiidha Xaqa Haweenka Udiray Madaxweyne Biixi Iyo Jawaabtiisa Su’aal Laga Weydiiyey
November 1, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Dalladda Ururrada aan dawliga ahayn ee Somaliland ee SONSAF, ayaa Maanta soo saartay Baaq Garnaqsi iyo Xasuusin Axdiyo laysku ogaa ah oo la xidhiidha Doorka Haweenka iyo ka qaybgalka Talada dalka ee uu hore u ballan-qaaday Madaxweynaha dalka Muuse Biixi Cabdi intii aan la dooran ka hor iyo siday Dumarku aanay uga dhex muuqan Xukuumaddiisa iyo Hay’adaha Dawliga ah ee uu Masuuliyiinta Ragga u badan u magacaabo.

Kulanka ay Ururrada Bulshadu isugu yimaaddeen Arbacadii Maanta oo Xarunta SONSAF ee magaalada Hargeysa lagu qabtay, ayaa markii la dersay Cabashada Haweenka, Ballan-qaadyadii Xisbiga Kulmiye iyo Muuse Biixi sameeyeen wakhtigii ololaha iyo weliba Qoraallo ay Madaxda Xisbiyada oo Madaxweyne Biixi ka mid yahay wakhtigii doorashada ka hor saxeexeen iyo weliba Baaqyo iyo Cabashooyin ay Haweenka iyo Ururrada Bulshadu horraantii sannadkan u gudbiyeen, waxay Dalladdu ku baaqday inuu Madaxweyne Biixi dib isugu noqdo, isla markaana tixgeliyo xaqa iyo xuquuqda Siyaasadeed, Shaqo iyo Maamul ee ay Haweenka Reer Somaliland leeyihiin inuu muujiyo.

Haddaba, Warbixinta Warkan Baaqa Dalladda SONSAF soo saartay oo uu Warbaahinta u akhriyey Guddoomiyaha SONSAF Anwar Cabdiraxmaan Warsame, Agaasimaha SONSAF Mr. Barawaani iyo Su’aal aan Madaxweyne Muuse Biixi ku weydiiyey Shir Jaraa’id oo uu labaatankii Bishii Aktoobber ee sanndkan 2018-ka ku qabtay Madaxtooyada oo la xidhiidhay sida uu u gabay doorkii Haweenka ee aanay Xubnaha uu magacaabo uga dhex-muuqan iyo Jawaabta uu Madaxweynuhu ka bixiyey-ba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews