berberatoday.com
Baanka Adduunka Iyo Dawlada Xamar Oo Maanta Heshiis Kala Saxeexday
October 31, 2018 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Baanka Adduunka ayaa maanta magaalada Muqdisho ku kala saxeexday heshiiska deeqdii lacageed ee dhawaantan loogu deeqay Soomaaliya. Lacagtan oo gaadhaysa 80 milyan oo doolar ayaa 60 milyan oo kamid ah waxa loo qoondeeyay mashaariicda dibu qaabaynta hay’addaha maaliyadda ee dalka Soomaaliya, iyadoo 20 ka milyan ee kale loo qorsheeyay mashruuca awood siinta hay’adadha maaraynta dakhliga gudaha.

Saxeexa heshiiskan oo ka dhacay xafiiska Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya ayaa dhinaca Dawladda waxa u saxeexay wasiirka maaliyadda Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, dhinaca Baanka Aduunka waxa u saxeexay agaasime goboleedka.

Lacagtan ayaa noqonaysa tii ugu horeysay ee Baanka Adduunka uu siiyo Soomaaliya tan iyo markii ay burburtay Dawladdii Dhexe 1991 kii. Baanka Adduunka ayaa wadashaqayntii uu la lahaa dawladda Soomaaliya soo celiyay 2013 kii.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews