berberatoday.com
Dawlada Jabuuti Maxay Kaga Jawaabtey Dalabka Ay Somaliland Ku Dooneyso In Dalkeeda Laga Dhoofiyo Shidaalka Itoobiya ?
October 30, 2018 - Written by Berbera Today
 

Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawlada Somaliland  ayaa dhawaan sheegtay inay Tartan kula galayso dalka Jabuuti  sidii dalkeeda looga dhoofin lahaa Gaas-ta dabiciiga ah ee laga soo saaraayo dhulka Somaalida Itoobiya .

Wakaalada Wararka ee Bloomberg oo warkan baahisay ayaa sheegtay in codsiga Somaliland imaanyo kadib markii Itoobiya soo saartay Gaas-ta dabiiciga ah .

Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland Jaamac Maxamuud Cigaal ayaa wakaaladan u sheegay inay Somaliland Gudbineyso dalab ah in dekadeeda laga dhoofiyo Gaastaas “ Maxaa diidaya in Gaaska Dabiiciga ah ee  ee laga soo saaryo dhulka Ogaadeyniya  la mariyo dekada Berbera “ ayuu yidhi Wasiirku

Sida ay wakaaladu sheegtay in kasta oo uu Jaamac sheegaayo in go,aankaas ay leedahay dawlada Itoobiya  hadana waxaa uu intaas raaciyey  inay xidhiidh la sameyn doonan shirkada Poly- GCL oo ah shirkada hawshaas gacanta ku haysa lagana leeyahay dalka China .

Gudoomiyaha Dekada Jabuuti Abuubakar Cumar Xadi ayaa dhankiisa sheegay  in aanu la soconin dalabka Somaliland waxaana uu sheegay in dalkiisu mar hore heshiis ku saabsan arintan la galay  Somaliland “ Ganacsigu waa Tartan “ ayuu yidhi

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews