berberatoday.com
Weerar Dad Badani Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Dalka Mareykanka Iyo Tirada Dhimashada
October 28, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa magaalada Pittsburgh ee dalka Mareykanka lagu dilay 11 qof kaddib markii qof hubaysan uu rasaas ku furay macbad Yuhuudda ay ku cibaadeysato oo halkaasi ku yaalla.

Booliska oo isku gadaamay goobta uu weerarka ka dhacay

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in dad badan ay ku dhinteen kuwa kalena ay ku dhaawacmeen werarkan oo uu ku tilmaamay mid si naxariis darro ah oo aan kala sooc lahayn loo fuliyay.

 

 

Ninka weerarkani geystay ee looga shakisanyahay ayaa lagu magacaaba Robert Bowers oo 46 sano jir ah, hada waa dhaawac oo waxaa lagu dabiibayaa isbitaal halkaasi ku yaalla, sida ay booliska xaqiijiyeen.

Boqolaal dad ah oo ka kala yimid magaalada Pittsburgh iyo magaalooyinka u dhowba ayaa isku yimid si ay ugu duceeyaan dadkii ku dhintay weraarkaasi.

Sophia Levin, oo ka soo jeeda Pttispurgh ayaa BBC u sheegtay in dadka ay aad uga cadhoodeen dhacdadani balse ay hadda u muuqato inay doonayaan in arrintan loo wajaho si wada jir ah

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews