berberatoday.com
Dawladda Soomaaliya Oo Soo Rogtay In Baasaaboorada Lagala Wareegto Dadka Ay Ugu Taalo “Visa” Somaliland Ahi
October 28, 2018 - Written by Berbera Today

 

Muqdisho(Berberatoday.com)-Dawladda Soomaaliya ayaa bilowday inay Baasaaboorada Soomaaliga ah kala wareegto dadka Soomaaliya u dhashay ee sita Baasaaboorkaas ee ay ugu tallo dal-ku-galka [VISA] Somaliland ahi.

Tiraba laba ruux oo u dhashay magaalada Muqdisho, ayaa shalay madaarka Muqdisho lagaga qaaday Baasaabooradoodii oo ahaa kuwo Soomaali ah, ka dib markii la arkay dal-ku-galka Somaliland oo ugu yaala, waxaana dadkaas loo sheegay inay waaxda socdaalka ee Soomaaliya ka dalbadaan
Baasaabooro cusub. Dadkan oo hore safaro ugu yimid magaalada caasimadda ah ee ay Hargeysa ayaa waxa dal-ku-gal 30 cisho ah siiyay waaxda socdaalka ee Somaliland.

Dawladda Soomaaliya ayaa soo rogtay amar ah in Baasaaboorada Soomaaliga ah ee lagu arko inay dal-ku-galka Somaliland ku taalo lala wareego. Dawladda Somaliland ayaa hore u soo rogtay inaan madaarada Somaliland lagu soo geli Karin Baasaaboor la’aan, waxaanay dadka ka imanaya magaalada Muqdisho ee Soomaaliya ee soo jeeda caasimadda Somaliland ee Hargeysa ay soo qaataan Baasaabooro Soomaali ah oo lagu siiyo dal-ku-galka Somaliland.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews