berberatoday.com
Sucuudiga Oo Qirtay In Dilka Wariye Jamaal Khashoggi La Sii Qorsheeyay Ka Hor Intii Uunan Galin Safaarada Sucuudiga Ee Turkiga
October 26, 2018 - Written by Berbera Today

Ankara(Berberatoday.com)-Sida ay cadeeyeen baadhayaasha Turkiga iyo Sucuudiga, oo macluumaad is waydaarsaday ayaa isku raacay in dilkii wariye Jamaal Khashoggi uu ahaa mid la sii qorsheeyay, waxana sidan sheegay Dacwad ooge dalka Sucuudiga Oo u warramayay warbaahinta dawladda.

 

 

Sidoo kale dacwad oogaha ayaa sheegay in su’aalo waydiiyay dad laga shikissan yahay, kuwaas oo iyaguna qiray in la sii qorsheeyay dilka Wariyaha.

Sucuudiga ayaa markii hore iska fogeeyay eedad dilka wariyahan, waxase ay hada u muuqataa mid uu masuuliyeeda dusha u ridanayo.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews