berberatoday.com
Boqorka Sucuudiga Iyo Wiilkiisa Dhaxal Sugaha Ah Oo La Kulmay Qoyska Jamal Khashoggi Ee Lala Xidhidhinayo Dilka Aabohood
October 24, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(berberatoday.com)-Boqorka Sacuudiga, Salmaan bin C/casiis iyo Dhaxal-suge Amiir Maxamed Bin Salmaan waxay maanta si rasmi ah ula kulmeen laba wiil uu dhalay Jamaal Khashoggi.

Warbaahinta Sacuudiga ayaa soo bandhigay Muuqaalka Qaabilaadaasi, wuxuuna Boqor Salmaan u tacsiyadeeyey Qoyska Jamaal Khashoggi.

Boqorka ayaa shalay Khadka telka ugu tacsiyeeyay qoyska uu ka baxay Suxufi Jamaal Khashoggi, isagoo maantana ku qaabilay qasriga Sacuudiga.

Boqorka ayaa labada wiil ee uu dhalay Jamaal Khashoggi uga tacsiyeeyay qaabka uu u dhacay falka, waxaana uuna uu u sheegay in dowlada ay sii wadi doonto baadhitaanka dilka aabahood oo iyaga lala xidhiidhinayo

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews