berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Cabdiqaadir Jirde Oo Si Kulul Ugu Jawaabey Hadalkii Madaxweyne Muuse Biixi Ku Duray Xisbiga Waddani
October 23, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha kumeel gaadhka ah ee xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo Wareysi Siiyey Idacada VOA ayaa waxaa uu si adag uga jawaabey shir saxaafadeed uu dhawaan madaxweyne Biixi ku qabtey madaxtooyada kaas oo uu dib u dhaca doorashada ku iman kara dusha u saaray xisbiga Waddani .

Xildhibaan Jirde ayaa sheegay in hadalka madaxweynaha ka soo baxay aaney aheyn hadal ay ka filanaayeen isla markaana waxaa uu cadeeyey in sababta uu Kulmiye doorashada uga war wareegaayo ay tahay isaga oo haysta saddexda gudoomiye ee golaha iyo xildhibaanada ugu badan golahaas balse dareensan hadii ay doorasho dhacdo in aanu intaas helaheen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews