berberatoday.com
Dagaal Beeleed Mar Kale Saaka Ka Qarxay Deeganka Koonfurta Gobalka Sool Ee Dhumay Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
October 22, 2018 - Written by Berbera Today

Laascaanood(Berberatoday.com)-Wararka na soo gaadhaya ayaa waxaa ay sheegayaan in saaka uu dagaal beeleed ka qarxay deeganka Dhumay oo Koonfur kaga beegan magaalada Laascaanood .

Ma jiraan wali cid s rasmi ah oo xaqiijiyay khasaaraha ka dhashay dagaalkan balse balse warar hoose oo aanu helnay ayaa waxa ay sheegayaan inay khasaare dhimasho iyo dhaawac-ba leh ay jiraan

 

 

Beelahan saaka dagaalamay oo kala ah Bahar-same Iyo Qayaad /Dhulbahante ayaa maalmihii la soo dhaafay heshiis lagu dhex-dhigay magaalada Laascaanood si loo soo af-jaro colaad nafo badan galaafatay oo labada Beelood dhexmartay iyada xukuumadda Somaliland gaar ahaan wasaaradda arrimaha dibaddu dadaal badan ku bixisay sidii loo soo afjari lahaa colaadan.

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in ciidamada qarankuoo labadan beelood ku kala dhex jiray ay shalay galab ka dhex baxeen kadib markii heshisku dhacay balse ay saakaisku waa bariisteen labada beelood

Ciidamada Somaliland ayaa hada ka dhex galay labadan Beelood sida ay wararku ku soo gaadhayaan warbaahinta

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews