berberatoday.com
Maalqabeenka Ugu Da’da Yar Afrika Oo Xoriyadiisa Dib U Helay Muddo Uu Afduubna Kadib.
October 21, 2018 - Written by Berbera Today

Darasalam(Berberatoday.com)-Waxa xoriyadiisii dib u helay Maxamed Dewji oo ah maalqabeenka ugu da’da

yar qaaradan Afrika , kaas oo muddo 10 cisho ah u afduubnaa koox budhcad ah oo ka afduubtay caasimada tansaaniya ee Darasalaam.

 

Ilaa hadda ma cadda habka loo soo daayey Maxamed Dewji , waxa uu u mahadceliyey markii la soo daayey ciidamada Booliska Dalka Tansaniya iyo cid kasta oo u soo ducaysay intii la haystay.

 

Ninkan oo 43 sanno jir ah ayaa ah ganacsadde caan ka ah dalka Tansaaniya iyo wadamada Afrika, isaga oo noqday Bilyaneerka ugu da’da yar qaaradda Afrika.

 

Ganacsadahan ayaa laga afduubtay isaga oo ku sugnaa goob lagu jimicsado 11kii bishan waxaana qoyskiisu ay hore ugu balan qaadeen in ay abaal marin u siin doonaan cidii soo sheegta halka lagu haysto ganacsadahan lacag dhan hal bilyan oo lacagta dalka Tansaniya ah .

 

Maxamed Dewji oo warbaahinta hadal kooban siiyey ayaa sheegay in uu caafimaad ahaan fiican yahay, isaga oo ka cawday gacmaha iyo lugaha oo uu mudadii la haystay ka xidhnaa

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews