berberatoday.com
Ciidammo Madaxtooyada Puntland Oo Mushahar La’aan Ka Gadooday Iyo Jidadka Madaxtooyada Soo Gala Oo Ay Kala Xidheen
October 21, 2018 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland ayaa sheegaya inay gadood sameeyeen Ciidamada Madaxtooyada, kuwaasoo ka cabanaya mushaar la’aan heysata muddo bilo ah.

Ciidammadan ayaa xidhay wadada tagta Madaxtooyada illaa Xarumaha Wasaaradaha, iyagoo diiday in la maro, waxaana dadka reer Garoowe ku soo tooseen ciidamo waddooyinka goostay oo dadka u diidaya in la maro.

Gadoodka ciidamadan ayaa sababay inuu akad galo howlo maalmeedkii xarumaha wasaaradaha Puntland, iyadoo aanay inta badan shaqaalaha soo xaadirin.

Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland ayaa laga soo xigtay in aanay Ciidamada muddo 7 bil ah qaadan mushahar, taasoo ka dambeysay gadoodka.

Dhowr jeer oo hore Ciidamada Madaxtooyada Puntland ayaa sameeyay gadood ku saabsan mushaar la’aan, inkastoo markii dambe la xalinayay.

Halkan Hoose Ka Daawo Ciidamada Madaxtooyada Putland Oo Jidadka Kala Xidhay

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews