berberatoday.com
Ciidamada Spain Oo Ka Hortegey Koox Tahriibeyaal Ah Oo Doonaayey Inay Ka Baxsadaan Xarun Ay Ku Jiraan.
October 21, 2018 - Written by Berbera Today

Madrid(Berberatoday.com)-Laba askari ayaa dhaawac xoogani kasoo gaadhay kadib markii ay koox tahriibeyaal ahi isku dayeen in ay ka baxsadaan jeel ku yaala wadanka Spain , gaar ahaana magaaladda Madrid ee caasimadda dalkaasi .

 

Tahriibeyaashan isku dayey in ay baxsadaan ayaa tiro ahaan gaadhaayey ilaa 80 muhaajir , kuwaas oo dhawaan gaadhey dalkaasi, sida ay shegtay warbaahinta maxaliga ah ee dalka Spain

 

Waxa sidoo kale jira ilaa 9 askari oo dhaawacyo fududi soo gaadheen, kuwaas oo iyagu shaqadooda dib u galay,mana aha markii ugu horeysay ee ay jeelkan isku dayaan in ay ka baxsadaan Tahriibeyaasha ku xidhani, iyada oo ay ciidamadu dhawr jeer oo hore fashiliyeen isku dayo kan lamid ah.

 

Xaruntan Aluushi oo ah goob baadhitaan waxa hadda ku xidhan ilaa 170 qof oo tahriibeyaal sharci daro ku galay dalkaasi Spain ah , kuwaas oo la filaayo in lagu celiyo dalalkii ay ka yimaadeen.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews