berberatoday.com
Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Kulan Hawleed U Qabtay Qaar Ka Mid Ah Suxufiyiinta Magaalada Hargeysa
October 17, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Kulan dood cilmiyeed ah oo u jeedkiisu daaranaa sidii wax kabadal, kaabis iyo falan qaynba looga yeelan lahaa Qodobada anshaxa saxaafada Somaliland oo la sameeyey 2004 wakhtigaasi oo aan culays badan la saarin sidii loogu dabaqi lahaa shaqooyinka maalin laha ah iyo kuwa kale ee ay warbaahintu bulshada u hayso.

 

Ugu horayn waxa halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac XUUTO kaasi oo sheegay in kulan kani oo kale ay ka soo qabteen dhamaan gobolada dalka oo dhan si ay kor ugu qaadaan fahanka guud ee qodobadani Anshaxa suxufiga iyo saxaafadaba.

Geestiisa waxa halkaasi ka hadlay Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta, dhaqanka iyo wacyi galinta kaasi oo ku dheeraaday ka xukuumad ahaan ahmiyada balaadhan ee ay u leedahay in la helo qodobo anshax oo lagu wada dhaqmo si loo gaadho horumar waara oo ku salaysan dhanka wartabinta iyo anshaxa guud ee suxufiga kaasi oo ka wasaarad ahaan uu sheegay in ay aad u soo dhawaynayaan.

 

Gebo-gebadii waxa halkaasi ka hadlay wasiirka Diinta iyo awqaafta Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed waxaanu xusay in uu dhiiri galinayo dhamaan warbaahinta kala duwan ee dalka soona dhawaynayo qodobadan anshaxa ah, waxa kale oo uu xusay in ay qodobadani si weyn uga qayb qaadanayaan dhanka diinta Islaamka oo ay shareecada waafaq san yihiin.



COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews