berberatoday.com
Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trumo Oo Ku Dhawaaqay In Magaalada Qudus Ay Tahay Caasimada Israel(Yuhuuda)Daawo Muuqal
December 7, 2017 - Written by Berbera Today

Washington(Berberatoday.com)-Madaxweyne Trump ayaa Waxa uu sheegay in maanta laga bilaabo dalka mareykanku uu magaalada Qudus u aqoonsadey in ay tahay caasimada dalka Israel

Sidoo kale Trump waxaa uu kashifay in Madaxdii ka horaysay inay ku dhiiran waayeen inay Caasimada Qudus u Aqoon sadaan Caasimada Yahuuda.

Related image

 

 

Sidoo kale madaxweynaha Mareykanka ayaa waxaa uu wasaarada arimaha dibada ee dalkaasi ku amray in Safaradii Mareykanka ee dalka Israel ee hore ugu taalay magaalada Talaabiib loo raro magaalada Qudus .

Si kastaba ha ahaatee saacadihii ugu danbeeyey waxaa jiray digniino ay madaxda carabta iyo dalalka kale ee caalamku u direen Trump uu ay uga digeen in uu go,aanka Qaato

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews