berberatoday.com
Kominshanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ku Dhawaaqey Natiijada Quri Tuur Ay U Sameyeen Saddexda Xisbi
June 20, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Kominshanka doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay ku dhawaqeen natiijada qori tuur ay 14 bishan u sameyeen saddex xisbi qaran ee Somaliland ee Kulmiye , Waddani iyo UCID

gudoomiyaha komishanka
Qori Tuurkan ayaa waxaa uu ahaa sidii ay saddexda xisbi ugu kala horeyn lahayeen magaca iyo astaamaha lagu soo daabici doono warqada cod bixinta doorashada madaxtooyada Somaliland ee dhici doonta 13.11.2017

Waxaana Qori tuurkan ugu kala Guuleysteen xisbiyadu in Xisbiga UCID kaalinta koowaad ka galo warqada cod bixinta , xisbiga Kulmiye uu ku xigo isla markaana ugu danbeeyo xisbiga Waddani

qori tuur

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews