berberatoday.com
Ingiriiska Oo Lixdan Malyuun Ugu Deeqday Dawlada Xamar, Kana Digtay In La Musumaasuqo
June 20, 2017 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Dowladda Britain ayaa shaaca ka qaaday bixinta £60 Million oo wax looga qabanayo xaaladda bani’aadanimo ee jirta dalka Soomaaliya, ka dib Abaarihii muddada dheer ka taagnaa halkaasi.

Xoghayaha horumarinta caalamiga ah ee ee Britain Mr Priti Patel ayaa uga dhawaaqday deeqday lacageed magaalada Muqdisho kaddib kulan ay la yeelatay ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Sidoo kale, Mr Patel kulan ay ula yeelatay magaalada Muqdisho saraakiisha hay’adaha samafalka ee ka howlgala Soomaaliya ayey ka sheegtay in UK ka go’an tahay wax ka qabashada xaalada bani’aadanimo ee ka jirta dalka Soomaaliya.

2017619636334546963507472201761963633443337124991735327604966_c91fed54ff_o

Mr Priti Patel ayaa ugu baaqday dowladda Soomaaliya in dhaqaalaha xoogan oo ay ku deeqday Britain loogu adeego shacabka, iyada oo laga foojignaanayo musuq-maasuq.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews