Madaxweyne Biixi Oo Faalo Ka Bixiyay Qaabka Somaliland Ay Gabadhi Madaxweyne Uga Noqon Karo
December 5, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu khudbad dheer ka jeediyey shir weyne ay Hargeysa ku qabsadeen haweenka reer Somaliland kaas oo ay kaga hadlaayeen doorka siyaasadeed ee ay dalka ku leeyihiin
Madaxweynaha ayaa sheegay in dhinaciisa waxii awoodiisa ah uu la bar bar taagan yahay haween