berberatoday.com
Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Weftigiisii Oo Berbera Soo Gaadhay
November 29, 2018 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Iyo weftigii uu hogaaminaayay ee Socdaalka ku maraayay Gobolada Bariga Dalka ayaa goordhaweyd soo gaadhay magaalada Berbera,

Madaxweyne Muuse Biixi iyo weftigiisa ayaa waxa soodhaweyno kala duwan l;oogu sameeyay xarunta Gobolka Saaxil ee Berbera Iyo Deegaamada udhxeeya Berbera iyo Burco Isaga oo Madaxweynaha qadar Saacado qaatayna Kusoo nastay Degmada aqoonta ee Sheekh halkaasoo uu kulamo kula qatay bulshadaRayidka ah iyo Madaxda xukumada iyo haayadaha Halkaas fadshigoodu yahay sidoo Waxa la sheegay inuu Madaxweynaha Degmada sheekh ka soo dhagax dhigay Jaamacad dhismaheeda halkaas laga hirgalin doono.

Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa qadad kulaa maanta Magaalada Berbera oo loogu sii diyaariyay iyada oo la filayo inuu labada maalmood ee soo socdana berbera ku nagaan doono sida ay sheegayaa wararka aanu ka helayno safarka Madaxweynaha.

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa socdaalkiisa uu ku maraayay gobolada dalka ka bilaabay Gobolka saaxil isaga oo safaro kala duwan kusoo maray gobolada Togdheer, Daadmadheedh, Saraar, Sool Iyo Sanaag waana socdaalkiisii uhoreeyay ee uu gobolada dalka kusoo maro mudo sanad ah uu xilka hogaaminta dalka hayay waxaana la sheegayaa Madaxweynuhu inuu gobolada uu maraayay mid kasta kulamo la qaadanaayay Madaxda xukumada ujoogta iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Sida cuqaasha, salaadiinta, waxgaradka, dhalinyarada Iyo Aqoonyahanka mid kasta waxa la sheegay inuu ka dhagaysanaayay waxyaabaha ay usoo jeediyaan isaguna uu jawab ka bixinayay intooda badan Gobolada uu intooda badan balan qaadyo wax qabad iyo fulin mashaariiceed usameynaayay goboladaas oo ubadnaa kuwa bariga ee Sool Iyo Sanaag iyo sidoo kale Daadmadheedh

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews