berberatoday.com
”Telesom Waa Shirkad Umadu Wada Leedahay Ee Ha Lagu Deydo ..” Sheekh Aadan Siiro”Daawo Muuqal
November 27, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Sh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada waa weyn ee reer Somaliland oo maanta ka hadlaayey madal lagu soo dhaweynaayey gudoomiyaha shirkada Telesom ,  oo maanta dalka dib ugu soo laabtey kadib abaal marin caalami ah oo uu dhawaan ku guuleystay .

Sh Aadan Siiro  ayaa shirkada Telesom ku amaanay horumar uu sheegay inay ku talaabsatey , isla markaana waxaa uu cadeeyey in Telesom ay tahay shirkad la wada leeyahay  haboon tahay na in lagu deydo .

Sidoo kale sh Aadan Siiro ayaa xukuumada ugu baaqay inay dhinac gasho oo ay ilaalisho shirkada Telesom oo uu ku sifeeyey shirkada magacii Somaliland meel dheer gaadhsiisay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews