berberatoday.com
Danjirihii Adduunka Ugu Da’da Yaraa Oo Loo Dooratay Gabadh Iyo Sababta Keentay !
November 27, 2018 - Written by Berbera Today

USA(Berberatoday.com)-Hay’adda Unicef ayaa waxay u dooratay gabadha yar ee Jillaaga ah ee Millie Bobby Brown da’deeduna tahay 14-jir, isla markaana ka mid aheyd jillayaashii Filimka Stranger Things inay noqoto Safiirka ama Danjiraha Niyada Wanaagsan ee hay’adaasi.

Millie Bobby Brown, the teenage star of Netflix series “Stranger Things”, speaks after being named the UNICEF’S youngest ever Goodwill Ambassador in New York, U.S., November 20, 2018. REUTERS/Shannon Stapleton

Madaxda Hay’adaasi ayaa waxay sheegeen in gabadhani yar ay noqonayso Danjiraha ugu da’da yar danjirayaasheeda waxaanay sheegeen in doorashada gabadhaasi loo doortay jagadani ay tahay dhiirigelin kor loogu qaadayo sidii Ubadka yaryar ay si wanaagsan wax ugu baran lahaayeen.

Sidoo kale, Gabadhan yari waxay sheegtay inay ku dedaalayso sidii ay ula dagaalami lahayd Cunfiga iyo dhibaatooyinka lagula kaco ubadka yaryar.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews