berberatoday.com
Nin Dhirbaaxay Xaaskiisa Oo Lagu Ganaaxay Lacag Badan
November 26, 2018 - Written by Berbera Today

Rasu Khimah(Berberatoday.com)-Nin u dhashay dalka Imaraadka carabta ayay Maxkamada Ras Al Khaimah Ku xukuntay in uu bixiyo aduun lacageed oo gaadhaya Dh2,000 oo ah dirhamka laga isticmaalo dalkaasi, ka dib markii uu afar jeer dhirbaaxay xaaskiisa.

Haweenayda u dhaxday ninkan ayaa u sheegtay maxakamada in ninkeedu uu ku aflagaadeeyo Muuqaalkeeda guud mararkii ugu danbeeyay, hasayeeshee uu ku dhawaad afar jeer wajiga ka dhirbaaxay.

Markii ay kala joogsan wayday handadaada iyo waliba aflagaada uu kula kacayay ninkaasi xaaskiisa ayay ka soo dacweysay ciidamada Booliska Rak, waxaana markiiba loo soo gudbiyay dhinaca Maxkamada.

Ninkan oo khudradle ah ayaa u sheegay maxkamada in aanay ujeedadiisu ahayn in uu garaaco xaaskiisa.

Waxa uu intaasi ku daray in uu isku dayay sidii uu muranka dhexdooda yaala ugu dhamayn lahaa guriga, hasayeeshee ay xaaskiisu ku adkaysatay in ay u gudbiso maxkamada.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews