berberatoday.com
Alshabaab Oo Sheegtay Inay Qarax Kudileen Nin Nebinimo Sheegtay Oo Galkacayo Ku Noolaa
November 26, 2018 - Written by Berbera Today

Gaakacayo(Berberatoday.com)-Labo Qarax oo Gaadiid lagu soo xidhay ayaa saaka lagu weeraray Hoyga nin nabi nimo sheegtay oo degena Koonfurta Magaaalada Gaalkacyo.

War lagu soo qoray Bogga al-shabaab ayaa lagu sheegtay in Al Shabaab oo weerar Halyaynimo ku dileen Cabdi Wali Cali Cilmi Yare oo ahaa Ninkii sheegtay Nabinimada.

Sidi kale waxey sheegteen iney dileen 11 nin oo ilaalo u ahaa.

Qaraxyadan ka sakow goobta waxa galay Rag hubeysan oo ka Tirsan Kooxda.

Ninkan La Dilay Isaga iyo Kooxdiisa ujiibin Jirtay ayaa la sheegay inuu ahaa ruux gaf badan oo nebiga iyo asxaabtiisii aflagaado ugaysan jiray

 

 

Xigasho Yuusuf Cabdi Shire

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews