berberatoday.com
Waftigii Madaxweyne Muuse Biixi Oo Saaka Hiirtii Ka Soo Jarmaadey Laascanood Iyo Halka Uu Ku Sii Jeedo
November 25, 2018 - Written by Berbera Today

Laascaanood(Berberatoday.com)-Waftigii uu  hogaaminaayey madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi  oo xalay u hoyday magaalada Laascaanood ayaa saaka Hiirtii waabari ka soo baxay magaaladaasi

 

Waftiga oo dib u soo raacay wadada ka soo baxda Laascaanood ee soo aada dhinaca magaalada Caynaba ayaa la sheegay in uu ku sii jeedo  Gobalka Sanaag .

Qaban qaabo xoogan ayaa la sheegayaa in ay ka jirto degmaayinka hoos yimaada Gobalka Sanaag  , waxaana la filayaa inuu madaxweyne Biixi gaadho xarunta gobalka Sanaag ee Ceerigaabo

Waftiga Madaxweynaha ayaa saaka ku sugan isla markaana iminka ka qudbadeynaya  magaalada Gar Adag ee gobalka Sanaag

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews