berberatoday.com
Daawo Muuqalka”daacada BBCda Oo Qabatay Dood Ku Saabsan Wax Qabadka Madaxwayne Biixi Iyo Mucaaridka Oo Ku Kaliyaystay+Sobobta Xukuumada Uga Maqnaatay
November 23, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Idaacada  Af somalida ee BBCda Ayaa Qabatay Dood Kulul oo laga hadlaayay wax qabadka Xukuumada madaxwayne muuse biixi mudada halka sano ee ay xilka haysay taasi ka hadalkeeda ay ku kaliyaysteen macaaridku iyadoo gabi ahaanba aanay jirin cid xukuumada ka socotay oo doodan qayb ka ahayd,

Muuse

Sidoo kale Dooda oo jilayaasheedu mucaarid kaliya  ahaayeen ayaa lagu sheegay in xukuumadu ku fashilantay waxyaalihii ay bulshada u balan qaaday in qabanayso.

Daadihiyaha Doodan ayaa si cad usheegin sobobta ay xukuumada uga soo qaybgalin waayeen wallow uu xusay in ay ka xun yihiin ka maqnaanshaha dawlada,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA DOODAN

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews