berberatoday.com
Qiso : Jaceyl Ay Buburiyeen Gantaalada Diyaaradaha Ee Israa’iil !
November 22, 2018 - Written by Berbera Today

Suriya(Berberatoday.com)-Maalmo yar ayaa ka hadhsanaa Arooska Wiil magaciisa la yidhaahdo Faadi iyo gabadh magaceeda la yidhaahdo Yara, balse gantaalada Diyaaradaha Dagaalka ee Israa’iil ayaa waxay burburiyeen Farxadii labadaasi lammaane ee is calmaday.

Taashkii Arooska ee ay Yara ka soo Iibsatay Dalka Suuriya iyo sidoo kale gurigii quruxda badnaa ee uu goglay Faadi waxay isku baddeleen ciid iyo jaajur kadib markii uu haleelay mid ka mid gantaalada Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil.

Faadi Al-gasali waa wiil dhallinyar ah isla markaana qoyskiisa kula nool Magaalada Gaza ee Falastiin waxaanay isaga iyo qoyskiisu daawanayeen Telefiishanka waxaanay la socdeen xaaladda ka taagan magaaladooda iyo sidii ay u socdeen duqeymihii Israa’iil ka fulinaysay magaaladaasi, faadi iyo qoyskiisa ayaa waxay ku war heleen gantaal ku soo dhacay Dabaq ay deris ahaayeen, intaasi kadibna Faadi iyo qoyskiisa iyo Sidoo kale Yara oo ah gabadha u mehersan isla markaana ay wada diyaarinayeen Xafladii iyo farxadii aqal galkooda ayaa waxay ka soo baxeen gurigii iyagoo dhammaantood ka cabsi qabay in gantaalkaasi ku habsaday aqalka ay deriska ahaayeen wax ka soo gaadhaan waxaanay isla markii ba u wareegeen aqal kale oo ay deris ahaayeen oo gurigooda u jiray masaafo aan ka badnayn 50Mitir halkaasi oo ay u arkeen inay kaga nabad gali karaan gantaalahaasi

Markii ay Faadi qoyskiisa oo ay wehelinaysao jaceykiisii Yara oo uu muddo sanado ah u soo shaqeysanayey sidii uu maalin uun u aroosi lahaa ayaa waxa gurigoodii ay ka soo baxeen oo ahaa gurigii ay ku aqal gali lahaayeen Faadi iyo Yara ku habsaday Gantaal ay soo ganneen Diyaaradaha Dagaalka ee Israa’iil ee duqeynta ku hayey magaaladaasi Gaza, waxaana halkaasi ku baaba’ay riyadii ay sanadada dheer dhibka iyo rafaadka u soo mareen Faadi iyo Yara.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews