berberatoday.com
Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Tababar Usoo Xidhay Saraakiil Soo Dhamaysatay Dugsiga Tababarada Ee Darara-Weyne+Daawo Sawiro
November 22, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa tababar u soo xidhay dufcad kamida ciidamada qaranka Somaliland oo tababar uu ugu soo dhamaaday dugsiga tababarka ee Dararo-weyne.

 

Munaasibad ballaadhan oo loo qabtay qalin-jebinta saraakiishan ayaa waxa ugu horayn faah-faahin ka bixiyay duruusta iyo tababarada ay qaateen ciidamadani Taliyaha tababarada ee ciidanka qaranka Somaliland waxaana uu sheegay in ciidamadani la baro wadaniyadda, difaaca dalka iyo dad la dhaqanka oo ah shayga ugu horeeya.

Taliye ku-xigeenka Ciidanka qaranka Somaliland oo halkaasi hadalo guubaabo ah ka jeediyay ayaa sheegay in ciidamada qaranka Somaliland ay kamid yihiin ciidamada ugu asluubta iyo dad la dhaqanka wanaagsan afrika, waxaanu intaasi ku daray taliyuhu in saraakiishan la baray qaabkii ay u ilaalin lahaayeen ee ay ula-dhaqmi lahaayeen bulshada reer Somaliland.

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo munaasibadaasi soo xidhay ayaa ciidamadan ku guubaabiyay inay daafacaan dalka Somaliland sidoo kalana ay ka qayb qaataan dadaalada horumarineed ee bulshada, Madaxweyne ku-xigeen ku waxa uu xusay in ciidamada qaranka Somaliland lagu majeerto dhaqan wanaag

Image may contain: 2 people, people standing, sky, outdoor and natureImage may contain: 4 people, people standing and outdoorImage may contain: one or more people and outdoorImage may contain: one or more people and people standingImage may contain: 5 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 7 people, outdoorImage may contain: sky, plant and outdoorImage may contain: 12 people, people smilingImage may contain: 8 people, people smiling, people sitting and hatImage may contain: 6 people, people sitting

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews