berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Xaflada Shaacinta Musharaxnimada Cabdi Qaxwe Oo Berbera Si Balaadhan Uga Qabsoontay
November 21, 2018 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Cabdi Axmed Jaamac(Cabdi Qaxwe) oo utaagan kamid noqoshada xubnaha Golaha deegaanka Degmada Berbera ayaa maanta xaflad balaadhan ku qabsaday magaalada Berbera iyada oo taageerayaasl aad utira badani ay ka soo qeyb galeen xafladaas waxana kamid aahaa
taagerayaashaas Cuqaal,Dhalinyaro Haween Iyo waxgarad isaga kala yimi Gobolka saaxil iyo Maroodijeex sidoo kale waxa iyaguna qeyb kahaa taageerayaasha shaqaale weynaha labada geele ee Dekeda Berbera ka hawl gala uu kamid yahay Musharax cabdi Qaxwe
waxaanay dhamaan dadkii xafladaasi ka hadlay ay cadeeyeen inay dooran doonaan Musharax cabdi Qaxwe taageerona ay la garab gali doonaan

Ugu Danbeyntii waxa xafladaasi ka hadlay Musharax cabdi Qaxwe oo halkaas ka cadeeyay hankiisa Musharaxnimo balan qaadyana halkaas ka sameeyay isaga oo umahad celiyay taageerayaashiisa iyo marti sharaf tii kale ee xafladiisa kasoo qeyb galay

Halkan Hiise Ka Daawo Muuqalka Warbixintan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews