berberatoday.com
Dabka Korontada Oo Dhawaan Loo Adeegsan Doono Daaweynta Cuduro Gaar Ah !
November 20, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Khubarada Caafimaadka Dunida ayaa haatan ku hawlan sidii ay Dabka Korantada ugu adeegsan lahaayeen daaweynta Cudurada qaarkood.

Sidaana waxa lagu Baahiyey Wargeyska Independent oo Wargeyska Himilo ka soo xigtay, khubaradan ayaa ku hawlan sidii ay korontada ugu adeegsan lahaayeen dhibaatooyinka caafimaad ee soo waajaha jidhka aadamaha waxaanay khubradaasi sheegeen inay dedaalkooda waddaan, balse si guushaasi loo gaadho ay lagama maarmaan tahay in si xeel dheer loo daraaseeyo qaabka ay xubnaha jidhku guud ahaan u shaqeeyaan.

Khubarada ayaa sidoo kale sheegay in dhammaan dhaqdhaqaaqyada uu sameeyo Jidhka qofka ay ku xidhan tahay Isbaarooyin u shaqeeya sida Laydhka ama korantada oo kale kuwaasoo ka soo baxa Maskaxda oo ay muhiimadoodu tahay in la fuliyo awaamirta ka soo yeedhay maskaxda isla markaana loo turjumo dhaqaaqyada aynu aragno ee qofka.

Sidaasi awgeedna Korantada loo adeegsan karo daaweynta dadka oo la adeegsanayo Ishaarooyin 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews