berberatoday.com
Fanaanka Maxamed Siciid BK Muxuu Ka Yidhi In Xukuumaddu Ka Caawisay Wacyigelinta Qabyaaladda?
November 10, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Fannaanka Maxamed Siciid BK, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar laysla dhexmarayay oo sheegaya in Xukuumadda Talada Somaliland haysa ee Madaxweyne Musue Biixi ka maal-gelisay ololaha Wacyi-gelinta Qabyaaladda ee uu tan iyo toddobaadkii hore ka waday Somaliland ee la dagaallanka Qabyaaladda.

Waxa uu BK sheegay inay jiraan Shaqsiyaad kooban oo waxyaabo Shidaal iyo Hoolal uu Heesaha Qabyaaladda ka dhanka ah ku soo bandhigayo ka caawiyey jiraan, kuwaasna aanay Dawladda cidi kaga jirin, wax ay Dawlad iyo Hay’adi ku siisay ama u dirtay midna jirin ee uu iskii isagu u abaabulay Barnaamijkan oo uu ballan-qaaday inuu gobollada Somaliland oo dhan wada gaadhsiin doono, halka uu hadda ka soo maray Awdal iyo Maroodi-jeex.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews