berberatoday.com
Janeraal Nuux Ismaciil Taani Waxa Uu Suurto Galiyey Labadii Doorasho Ee Somaliland Ugu Adkaa …..Qormo Taxane Ah Q:1aad….Wariye Mukhtar Nuux Ibrahim
November 9, 2018 - Written by Berbera Today
 

Tan iyo intii uu hogaanka ciidanka qaranka sslnd uqabtey sareeye gaas nuux ismaciil taani waxa marba marka kadanbeysa sii xoogaysanayey

Awooda ciidan qaranka iyada oo markasta oo loo magacaaba uu kor uqaadayey tayada ciidanka tignikad iyo hubkaba

waxana hubaala inuu inta badan  askarta qaranka dabacsanaan u muujiyo xaaladkastoo ay kusuganyihiinba kana warhayo xag dhaqaale iyo xaga nafaqayntaba xogogaal gaar ah usiileh  hadba kii xaal kuyimaado.

sidookale waxaan lahilmaamikarin in uu kumaamulo sinaan cadaalad kaladanbeyn guud ahaanba ciidamada qaranka sslnd islamarkasna aanu kalajeclaysan  soona kala dhawaysan ciidanka qaranka sslnd.

hadaba iyadoo sidaasi jirto waxa dalka kadhacey laba doorasho oo si adag loo loolamay oo aan la aantii qabsoonteen kadib markii uu ku dhiiradey waxkhtigii doorashadii madaxtooyada  ee ay kuloolamayeen  madaxweyne siilanyo ,daahir rayaale iyo faysal cali waraabe sanadkii 2010kii.

Doorashadaas oo uu saxeexay sugista amniga wakhtiga ay doorashadu socoto kadibmarkii allah ha unaxariistee uu diiday janankii ciidanka policeka wakhtigaas saqadhi dubad inuu saxeexo  sugista nabadgaliyada   gudaha dalka  .

iyadoo sidookalana janaraal nuux taani uu suurtogaliyey doorashadii ugu danbeysay ee ay kutartamayeen musharaxiinta sadexda xisbul qaran muuse biixi ,abdirahman ciro iyo faysal cali waraabe.  islamarkaana uu uguntadey sugista amniga iyada oo wakhtiga doorashadaasi socotay ay dalka ayka jireen colaado udhexeeyey beelo walaala ah oo wada daga gobolada bariga.

sidookalena sareeya gaas nuux ismaaciil taani mudadii uu hogaan uhayey ciidanka qaranka dawlada somaliland wexay gaadhey xuduudeheeda ay somaliland  laleedahy dalka somaliya.arintaasi oo guulweyn u aheyd qaranka somaliland.hadaba umuurahaas  aan kusoo sheegnay waxa usuurtogaliyey janaraal nuux taani qodobadan uu kusifoobay.

1:.aqoon iyo khibrad ciidan

2: karti iyo dadaal dheeraada oo uu muujiyey

3: sinaan iyo cadaalad  uu kuhogaamiyo ciidanka qaranka

4: kawarhaynta iyo taakulaynta hadba kajilicdasan

 

Lasoco qaybaha danbe ee qormada

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews