berberatoday.com
Ciidamada Amison Oo Muqdisho Ku Khaarajiyay Afar Ruux Oo Rayid Ah
November 6, 2018 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Inta la xaqiijiyay 4 qof oo rayida ayaa dhintay ka dib markii ciidamada AMISOM la sheegay in ay toogteen dadkaasi ka dib markii kolonyo ay la socdeen qarax waddada dhinaceeda la dhigay lagulla eegtay Ex control Balacad ee magaalada Muqdisho.

Ehelada dadka la laayay ayaa BBC-da u sheegay inay aaminsan yihiin in si ula kac ah loo dilay 4-ta qof ee dhimatay kadib markii ciidammadu inta ay ka dageen gawaadhida mid mid u toogteen raggan oo joogay meel aan sidaa uga fogeyn halka uu qaraxu ka dhacay.

Lama yaqaano khasaaraha ciidammada gaadhay marka laga reebo in labo kamid ah gawaadhidooda ay waxyeelo ka soo gaadhay qaraxa sida dad goobjoog ah ay sheegeen.

Afhayeenka AMISOM Gaashaanle Dhexe Richard Omwenga oo ay BBC-du la xidhiidhay si ay dhacdadan wax uga waydiiso ayaa sheegay inaanu la socon arrintan hadda balse uu baadhi doono dibna uu uga hadli doono.

Sources BBC-Somali.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews