berberatoday.com
Khasaaraha Ka Dhashay Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Wadada Bariga Magaalada Hargeysa
October 13, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-11 qof ayaa ku dhaawacmay shil gaadhi oo ka dhacay degaanka Burcada Yar ee bariga magaalada Hargeysa.

Image may contain: outdoor

Sida uu u sheegay Wakaallada Wararka Somaliland ee SOLNA, Taliyaha xafiiska Nabadgelyada Waddooyinka ee Aagga bari ee magaaladda Hargeysa Laba Xiddigle Maxamed Muuse Xirsi, shilkan ayaa dhacay abaaro 10:00 subaxnimo ee saaka ka dib markii gaadhi noociisu yahay Bas oo ay leedahay shirkadda Salaama uu galay guri waddada dhanka waqooyi ka xigay.

 

 

Taliyuhu wuxuu intaas ku daray in 11 qof oo ka mid ahaa 26 qof oo rakaab ahaa ay ku dhaawacmeen, lana dhigay cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa.

Laba Xiddigle Maxamed Muuse Xirsi, ayaa tilmaamay in ciidanka nabadgelyada waddooyinku gacanta ku hayaan gaadhiga shilka gaystay iyo wadihiiba, isla markaana ay ciidanku baadhayaan sababta shilka dhalisay.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews