berberatoday.com
Dufaan Ku Dhufatay Dalka Hindiya Oo Khasaare Balaadhan Geysatay.
October 12, 2018 - Written by Berbera Today

India(Berberatoday.com)-Waxa kor u kacday tiradda dadka ku dhintay Dufaanta Tetley ee ku dhufatay wadanka Hindiya

, waxaanay dhimashadda dadkaasi gaadhey 8 qof, kuwaas oo ku dhintay gobolka Andara Paradeesh ee Barriga dalka Hindiya.

Waxaana dadkan kusoo dumay gidaaro iyo dhir kusoo dhacday , kuwaas oo ay rideen dabaylaha xoogan ee degaanaddaasi ka dhacaaya, waxaanay jarayaan dabaylahani masaafo dhan 150 km saacadiiba.

Maamulka gobolkaasi ayaa dadka degaanka ugu baaqay in ay ka guuraan dhulka joogiisu hooseeyo , iyada oo laga raray degaankaasi dad gaadhaaya 300,000 (Saddex boqol oo kun ) oo qof,waxaana dawladdu u diyaarisay raashin gaadhaaya 800 oo Tan iyo waxyaalo ay dugsadaan.

Sidoo kale dadka kaluumaysatadda ah ee degaankaasi ka shaqaysan jiray ayaa looga digay in ay galaan badda , iyada oo sidoo kalena la amray in la xidho goobaha waxbarashadda .

Laydhka,wadooyinka iyo isgaadhsiinta ayaa go’an degaankaasi , taas oo adkaysay in gurmad la gaadhsiiyo degaankaasi, sidoo kalena warar laga helo gobolkaasi.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews