berberatoday.com
Dagaal Culus Oo Xalay Tukaraq Ku Dhex maray Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Kuwa Maamul Goboleedka Puthland+Khasaaraha. T
October 9, 2018 - Written by Berbera Today

 Tuka Raq(Berberatoday.com)-Ciidamada Qaranka Somaliland ee ku sugan jiida hore  Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool  ayaa xalay fiidkii waxaa weerar kusoo qaaday ciidanka maamul goboleedka Somaliya ee puthland kuwaasi oo uu  dagaal culus oo socday saacado iskaga horyimid.

Wararka aanu ka helay Deegaanka  tukaraqa ayaa noo xaqiijiyay In dagaalkani sababay khasaare dhimaso iyo dhaawacba leh.

ciidamada Somaliland ayaa  iska caabiyeen weerarkan lagu soo qaaday iyagoo khasaare culus gaadhsiiyay ciidamadii maamul goboleedka puthland ee kusoo qaaday duulaanka.

Sidoo kale  ciidamada Somaliland ayaa la sheegay in ay ka qabsadeen gadiid dagaal iyo hub waxaanay intaas ku dareen wararku in ay gadhsiiyeen khasaare kale oo dhimasho iyo iskugu jira maxaabiis dagaal ay ka qabsadeen ciidamada qaranka Somaliland ee fadhiisin koodu yahay deegaanka tukaraq.

Deegaanka tukaraq ayaa xiligan xaaladiisu dagan tahay wallow ay ka jirto saan saan colaadeed.

Wixii  war ah ee kasoo kordha dagaalkan kala soco wararkeena danbe.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews