berberatoday.com
Siyaasi Buubaa Oo Ka Hadlay Khilaafka Xisbiyada Mucaaridka iyo Xukuumada ee Arimaha Doorashooyinka
October 7, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Ismaaciil Hure “Buubaa” oo ka mid ah masuuliyiinta sar sare ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa uu ka hadley khilaafka u dhaxeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ee ku saabsan qabsoomiyada doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka.

Sidoo kale Siyaasi Ismaaciil Buubaa ayaa waxa uu ka hadley xadhig iyo jidh dil ay ciidamada Booliska Somaliland kula kaceen qaar ka mid ah warbaahinta.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews