berberatoday.com
Daawo Muuqalka’Gudoomiyaha Gobolka Sool oo Ka Warbixiyay Halka Ay Marayso Soo Afjarida Colaadii Labada Beelood
October 2, 2018 - Written by Berbera Today

Laascaanod(Berberatoday.com)-Waxaa heer gabogabo ah maraya dadaallo la doonayo in lagu soo afjaro colaad bilihii ugu dambeeyay deegaanka koonfurta Laascaanood ku dhexmarayay labo beelood oo halkaasi wada dega.

Dadaalladaas waxaa hormuud ka ahaa guddoomiyaha baarlamaanka Somaliland, Baashe Maxamed Faarax wasiirka Arimaha Gudaha, Maxamed Kaahin Axmed iyo madaxda gobolka Sool oo ciidammo kala dhex dhigay beelaha dagaallamay.

Dagaalladii ugu dambeeyay waxaa ku dhintay 20 qof iyadoo 60 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen.

Gudoomiyaha gobolka Sool Cabdirashiid Xuseen Cabdule ayaa waxa ka warbixiyay halka ay marayso dhex dhaxaadinta labada beelood.

 

Halkan hoose ka dhagayso waraysiga

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews