berberatoday.com
Gudoomiye Gole Dhexe Oo Shirweyne Lagu Doortay Xilka Maka Qaadi Karaa Gudoomiye Kuxigeen Labaad Oo Sife Ku Meelgaadh Loogu Dhiibay Xilka, Muxuuse Xeerka Xisbigu Ka Qabaa?
September 30, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Warqad uu maanta soo saarey gudoomiye ku xigeenka xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa uu ku sheegay in xilkii iyo xubin nimadii xisbiga uu kaga qaadey siyaasiJaamac Shabeel oo ahaa gudomiyihii golaha dhexe

 

 

Hadaba su,aasha ay dadku is weydinayaan ahaa ah labadan qodob oo dhinaca shuruucda ah

1. Md Axmed Cabdi Dheere Oo Iminka Ah Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Xisbiga Kulmiye Shirweyne Laguma Dooran Lagumana Ansixin Balse Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Iminka Ah Madaxweyne Muuse Biixi Ayaa Xilkaasi U Magacaabey Si Kumeel Gaadh Ah.

2. Jaamac Shabeel gudoomiyihii golaha dhexe waxaa ee xilka laga qaadey Waxaa Lagu Doortey Shirweyne Waxaana lagu ansixiyey Shirweyne , kaas oo si la mid ah Musharax nimadii madaxweyne nimo ee madaxweyne Muuse Biixi lagu ansixiyey

Su,aasha isweydiinta leh waxaa ay tahay side buu Gudoomiye ku meel gaadh ah oo aan sharci aheyn uu xilka uga qaadi karaa Gudoomiye sharci ah oo shirweyne lagu doortey .

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews