berberatoday.com
Sarkaal Loo Haysto Tacadiyadii Jeel Ogaadeen Ka Dhacay Oo Gacanta Lagu Soo Dhigay
September 29, 2018 - Written by Berbera Today

Jigjiga(Berberatoday.com)-Hay’addaha Amaanka Ee Deegaanka Soomaalida ayaa gacanta ku soo dhigay Kornayl Shamaaxiye oo ka mid ahaa saraakiisha lagu eedaynayo in door weyn ku lahaayeen Tacdiyadii Jeel Ogaadeen loogu geystay Maxaabiistii ugu badnayd.

Mr. Shamaaxiye oo ku jira liiska dadka ay hay’adda u dooda Xuquuqda Aadamuhu ku soo eedaysay in ay ka danbeeyeen tacadiyadaasi ayaa hadda ku jira gacanta Xukuumada Deegaanka Soomaalida, waxaana lagu wadaa in la hor keeno sharciga si loogu maxkamadeeeyo dambiyadii uu geystay.

Xukuumadda Deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa wada qorshe lagu beegsanayo dadkii dakanada ka galay deegaankaasi  intii ay jirtay Xukuumadii uu gadh wadeenka ka ahaa Cabdi Maxamuud Cumar.

Si kastaba ha ahaatee dadka deegaanka iyo kuwii


uu dhibka u geystay ayaa si diiran u soo dhaweeyay xadhiga Shamaaxiye, waxaanay ku adkaysanayaan in ay tahay talaabo lagu diirsado oo ay qaaday xukuumadu.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews