berberatoday.com
Wafti Ka Socda Dalka Sacuudiga Oo Somaliland Soo Gaadhay Iyo Masuulka Weftiga Hogaaminaaya Oo Ah General Ciidan+Ujeedada Socdaalkoda
September 26, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.comn)-Warar hordhaca oo aan Helyno  ayaa sheegaaya in uu dalka soo gaadhay wafti balaadhan oo ka socda ama yimid dalka Sucuudiga, waftigaasi oo ay wararku sheegayaan in uu hogaaminaayo Major General Ahmad Hassan Mohammad Asiri oo aha la taliyaha wasiirka gaashaandhiga ee dalka Sucuudiga isla markaasina ah ku xigeenka arimaha sirdoonka ee dalkaasi.

Major General Ahmad Hassan Mohammad Asiri ayaa sidoo kale ah afhayeenka xulafada uu Sucuudigu hogaaminaayo ee weerarka ku qaaday dalka Yemen, masuulkani oo aan imaatinkiisa ayna ilaa hada ka hadal xukumadda Somaliland hadana waxa ay wararku sheegayaan in si heer sare ah loogu qaabilay madaxtooyada Somaliland isla markaasina ay waftigaasi Sucuudiga ahi ay aad uga mahada naqeen sida walaaltinimada ah ee loo soo dhaweeyay.

Warar hoose oo soo baxaya ayaa iyaguna shegaya in Weftigaas uu hogaamuinayo Generalka ciidanka ahi ay usocdaa sidii ay Xukumada Somaliland ugala xaajoon lahaayeen dhalinyaro Ciidana uu dawlada Sucuudigu somaliland ka qaadato kuwaas oo la doonayo in loo adeegsado dagaal Sucuudiga iyo xulufadiisu kuhayaan Dalka Yemen.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews