berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Ciidan La Wareegay Xarunta Dawladda Hoose Ee Boorama, Sababta Keentay Iyo Xildhibaanno Ka Hadlay
September 24, 2018 - Written by Berbera Today

Boorama(Berberatoday.com)-Xildhibaanno ka tirsan Golaha Deegaanka ee degmada Boorama, ayaa sheegay in Ciidammo la wareegeen Xaruntii dawladda hoose ee magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, kuwaas oo sababta ay ula wareegeen xaruntooda ku eedeeyeen Guddoomiyaha gobolka Awdal.

Sidoo kale Xildhibaanada golaha deegaanka Boorama ayaa waxa ay si adag ganafka ugu dhufteen mooshin ay qaar ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanku ka keeneen Maayarka gobolka Awdal oo ay sheegeen in uu soo qaban qaban qaabiyay badhasaabka gobolku.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews