berberatoday.com
Dawlada Iiraan Oo Laga Dilay 24 Askari Oo Xusayay Billowga Dagaalkii Ciraaq Iyo Iraan
September 23, 2018 - Written by Berbera Today

Iiran(Berberatoday.com)-Koox hubeysan ayaa saaka weerar ku qaaday Ciidan ka mid aha Kacaanka Iraan oo xusayay billowga dagaalkii Ciraaq iyo Iraan ee socday intii u dhaxeysay 1980 ilaa 1988ddii.Koox hubeysan ayaa rasaas la dhacay Ciidanka iyo dadkii daawanayay Gaadda ka caayaarka Ciidanka.Dadweynaha ayaa markii hore rasaasta moodayay dhoolatus iyo damaashaad hayeeshee waxa ay mar qura arkeen dad dhulka dhacaya halkaas ayuuna kala carar ka billowday.Ciidamada amaanka ayaa dilay labo ka mid ah raggii weerarka fuliyay,waxaa ay xireen labo kale sida ay sheegtay Dowladda.Waxaa Halkaas ku dhintay 24Qof,waxaana ku dhaawacmay tiro intaas ka badan, weerarka ayaa ka dhacay Magaalada Ahvaz.Madaxweynaha Ruushka iyo Hoggaamiyayaal kale oo Caalamka ah ayaa ka tacsiyayeeyay weerarka,waxaa kale oo uu Wasiirka arrimaha dibadda Iraan sheegay in Mareykanka iyo xulafadiisa Argagixisada ah ay ka dambeeyaan weerarkaas,jawaabteedana heleyaan.Gobolka Khuzestan, oo dhaca Koofur Galbeed Iraan waxaa uu hodon ku yahay Saliidda Ceyrin waxaana ka dagaallama Carab gooni u goosad ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Qaabkii Weerarku Udhacay

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews