berberatoday.com
Dawlada Ingiriiska Oo Sheegtay In Aaney Aqoonsaneyn Passport-ka Somaliya Iyo Sababta
September 22, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawlada Ingiriiska ayaa sheegtay in aaney wakhtigan aqoonsaneen in dalkeeda lagu galo Passport-ka Somaliga ee dalka Somaliya .

Caroline Nokes oo ah wasiirka Socdaalka ee dalka Ingiriiska oo todobaadkan dhamaadey Su,aalo lagu weydiiyey aqalka Baarlamaanka dalka Ingiriiska ayaa waxaa la weydiiyey su,aal aheyd sababta ay dawlada Uk dadka Soomaliga ah ugu ogolaan weyday in Passporta-ka Somaliya ay ku tagaan dalka Ingiriiska ayaa waxaa uu sheegay in dalka Ingiriisku wakhti xaadirkan aqoonsaneen Passport-ka Somaliga waxaana ay ku jawaabtey Wasiiradu.

 

 

“Ingiriisku hada ma aqoonsana in Passport-ka Somaliga lagu socdaalo dalka Ingiriiska , hase yashee waxaanu hubinay talaabooyin lagu hubinaayo dadka sita Passporta Somaliga ah ee leh degenaasha sharciga ah ee isha Bu,deeda laga sawiroee UK loo ogol yahay inay ku soo laabtaan Ingiriiska “

Waxay wasiiradu sheegtay in qorshahan ay ku war galinayaan diyaaradaha iyo maraakiibta ay dadku raacaan

” Waxaanu ku war galinay duulimaadyada Caalamiga ah hab macmiilkan waxaanan la wadaagnay xogtan bulshada Somalida ” ayey tidhi

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews