berberatoday.com
Ciidamada Amaanka Somaliland Oo Xabsiga Dhigay Caaqil Iyo Suldaan La Damacsanaa In La Caleema Saaro Iyo Sababta Xadhigooda
September 21, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada amaanka ayaa xabsiga dhigay guoomiyihii cuqaasha gobolka maroodijeex caaqil Halac Colaad Jaamac Iyo Suldaan Siciid Cabdi Jaamac(Hadhiye) oo la damacsan yahay in dhawaan la caleemo saaro.

 

 

Madax dhaqameedkan oo ciidamada amaanku ka qabteen xaafada Siinay ee magaalada Hargeysa ayaa lagu xidhay saldhiga Daloodho, kuwaas ilaa haatan ku xidhan.

Warar ay heshay warbaahintu ayaa sheegaya in xadhiga labadan masuul ee madax dhaqameedka ah ay ka dambeeyaan siyaasiyiin kasoo jeeda Beesha Suldaanka La Doonayo In La Caleema saaro kuwaas oo ka soo horjeeda suldaan-nimada loo caleemo saarayo Siciid Cabdi Jaamac (Hadhiye).

Ilaa hada war rasmi ah kamuu soo bixin ciidamada amaanka, kaas oo ku saabsan sababta loo xidhay labadan masuul ee madax dhaqameedka ah, kuwaas oo haatan ku xidhan saldhiga daloodho ee magaalada Hargeysa.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews