berberatoday.com
Golaha Wasiirada Puntland Oo Maanta Markii Ugu Horeysay Shirkoodii Khamiis Laha Ahaa Ku Yeeshay Magaalada Badhan Ee Gobalka Sanaag .
September 20, 2018 - Written by Berbera Today

Badhan(Berberatoday.com)-Golaha Wasirrada Puntland ayaa maanta markii ugu horraysay shirkoodii khamiis la’ ahaa ku yeeshay magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag Bari.

 

shirka oo uu shirguddoominayo madaxweyne Gaas, ayaa la filayaa in goor dhaw laga soo saaro war murtiyeed.

 

 

Somaliland ayaa maalintii shalay canbaaraysay socdaalka madaxweynaha Puntland ee Badhan oo ay ku tilmaantay xad-gudub.

Isla magaaladda Badhan waxaa ka dhici doona shirka gudiga joogtada ah ee baarlamaanka Puntland, maadamada ay magaaladaas ku sugan yihiin gudigii joogtada ahaa ee Baarlamaanka.

Dadka reer Sanaag ayaa siweyn usoo dhaweeyey booqashada uu Dr Gaas ku tegey Gobalkaas, waana markii ugu horeysay oo wafti heerkan ahi uu gaaro magaaladda Badhan inta la xasuusan yahay.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews