berberatoday.com
Wasiirka Waxbarashadda Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Qaybo Kamida Dugsiga Maxamuud Axmed Cali Oo La Iibiyey
September 19, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada waxbarashadda iyo sayniska Proffesor Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa warqad uu soo saaray uga digay maamulka dawladda Hoose ee Hargeysa in ay dhismaha Dugsiga Maxamuud Axmed Cali u isticmaalaan sifo sharciga ka baxsan .

Wasiirka ayaa warqadiisa ku cadeeyey in uu u ogolaaday in Ciidamada Dab Damisku isticmaalaan dhismena ka dhistaan qaybo kamid ah dugsigaasi, laakiin uu ogaadeyn in siyaalo sharciga ka baxsan loo isticmaalaayo, iyada oo laga dhisaayo Dukaano gaar loo lee yahay.

 

 

Waxaanu uga digay maamulka Dawladda hoose inay dano gaar ah u adeegsan dugsigaasi qaybihiisa loogu talo galay ciidamada Dab damisku in ay isticmaalaan oo ay hore odayaasha degmaddu uga soo codsadeen.

 

Hoos Ka Akhri Warqadda kasoo baxday xafiiska wasiirka.

No automatic alt text available.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews