berberatoday.com
Lammaanaha Ugu Cimriga Dheer Qoysaska Adduunka Iyo Muddada Ay Wada Noolaayeen !
September 19, 2018 - Written by Berbera Today

Tokyo(Berberatoday.com)-Lammaane u dhashay Dalka Japan ayaa waxay ku guuleysteen inay noqdaan lammaanihii is qabay muddada ugu dheer ee ay wada nooladaan Lammaane is qaba oo Dunida ku nool.

3566a2dc-68e0-455c-bc24-116a5d09c320_4x3_690x515Lammaanahan ayaa waxa magacyadooda la kala yidhaahdaa Masao Matasmoto oo da’diisu tahay 108 jir iyo xaaskiisa oo magaceeda la yidhaahdo Miyako da’deeduna tahay 100 jir, labadan lammaane ayaa waxay qoys ahaayeen isla markaana ay nolosha soo wada qaateen muddo 80 sano ah.

Lammaanahan ayaa waxay is guursadeen sanadkii 1937kii kumanay guuleysan inay dhigtaan xafladii arooskoodu sababtuna waxay aheyd in Dalka Japan ay xilligaasi ku soo fool lahaayeen dagaalo, Masao xilligaasi waxa uu ahaa Askari ka tirsanaa ciidammada Dalkaasi waxaanu hawlo shaqo ugu maqnaa Dalka Debadiisa waxaanay dhaleen 5 hablood kuwaasoo haatan da’doodu u dhexeeyaan 66 ilaa iyo 77 jir.

Lammaanahan ayaa waxa kale oo ay ku guuleysteen abaal marinta Guinnes.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews